Useful Links
Somali Links

Baaq looga soo hor jeedoo xukun dhawaan kadhacay Bosaaso (video)Daawo

Bosaaso; Beesha Gaashaanbuur oo ay shirar uga socdeen Bosaao, Buraan iyo Bali busleba ayaa waxa ay soo saareen baaq ku wajahan Maxkmad ku taal Magalada Boosaaso oo dhawan ku xukuntay dil  Laba Wiil oo aan wax denbi ah galabsan.



Denbigan foosha xun oo lagu dilay Xildhibanka ka tirsanaa dawlada Puntland ayaa waxa lagu soo eedeeyey labadan Wiil oo xiligii dilku dhacaayey joogay meel ka fog,halaka uu ka dhacay danbigu.



Halkaan ka daawo baaqiihttp://video.jowhar.com/video/Somali/90uLBqNJ7rA/somali_RVCap_78__wmv


allsanaag.com