Useful Links
Somali Links

Tacsi Tiiraanyo Leh Oo Ku Alle Hawnaxariistee Marxuun C/laahi Mahdi Xasan(Seyidka)


Anagoo oo ah ardayda somaliayeed ee  waxkabarata dalalka Hindiya,Malaysiya,Chine,Uganda,Kenya,egypt,Indonosiya
Waxaan halkaan tacsi tiiraan yaleh uga diraynaa dhamaan shacabka  somaliyeed geeridii  ku timi Alle raxmadii jano hakawraabiyee Gudoomiyihi Ururka isku xirka ardayda Somaliyeed ee (SSCO) allaha U naxariste  Marxum Cabdullahi Mahdi Xasan(seyidka) oo 30/01/2010 koox hubaysan  ku dileen Magalaada  Bosaso ee xarunta Gobolka Bari
 
Waxaana Tacsida diraaya dadka kala ah.
 
Maxamed Cabdi salaad (Xabeeb)
Cali Saciid  Cali Garoon
Xamse  Cabdullahi Jamac
Ayuub Maxamed Salaad
Xasan Maxamaed Jamac (Xassan  Carab)
Siciid Adam Yusuf
Maxamed  Katun shire ( Katun)
yusuf  shire  Yusuf (Diraac)
Saciid Abshir Ibraahim(xaaji siciid)

Yusuf maxamed shire (Aman)
 
Axmed Saciid Cabdullahi
Cumar Mahad Xajir
Hashiim Cabdullahi Xaashi

Adam Yasiin Maxamud
burahan jamac yusuf
imaan aware saciid 
Xasan Axmed Xuseen
Casho maxamed cilmi
Saynab Xasan Ciyoow
Axmed maxamed ciise (kontoro2)
Bashiir cumar yusuf(Bashka)
 
Dr.Jamac Cumar Maxamud (Dr.Xanaano)

Dhamaan dadkani waxay tacsi u direynaa qoyskii ,qaraabadi iyo weliba dhaman Umadad Soamliyeed Geridi ku timi Allaha U naxariste Gudomiyihi Hore Ee Ururka Isku xirka Ardayd Soamliyeed Marxuum Cabdullahi Mahdi Xasan (Seyidka) waxaan leenahay dhamaanteen rabbi samir iyo iimaan ha inaŽka siiyo AAMIIN AAMIIN
 
Maxamed Cabdi Salaad(Xabeeb)
Xabeeb76@hotmail.com
 
New Delhi-India



Ceerigaabonews.com/desk india