Useful Links
Somali Links

Tacsi Inaalilaahi waa inaa ilahay Rajicuun

 


 


 


 


Aniga oo Ah C/qaadir waxaa Halkan warqada Tacsi ah uga   Dirayaa


Marxuun: Cabdi Hiiraad  Nuur oo ku geer yooday dalka  Ingiriiska ee wadanka London


Dadka Tacsida dira oo kala ah Dadkan Hoose ku qoran


 


 


1-Faadumo maxamed askar iyo


2-Asli maxamed askar iyo


3-Caasho maxamaed askar iyo


4-Maxamuud bare xaaji cilmi iyo


5-Xaaji ibraahim sheikh barkhadle iyo xaaskiisa amal maxamed askar iyo


6-Xaliimo sheikh barkhale iyo


7-Saynab sheikh barkhadle iyo cabdi sheikh barkhadle iyo


8-Cabdulaahi sheikh barkhadle iyo


9-Soodo siciid ducaale xaaji cilmi iyo


10-Sucaad siciid ducaale xaaji cilmi iyo


11-Jaabir siciid ducaale xaaji cilmi iyo


12-Sha ma arke maxamed maxamuud iyo


13-Cabdiqaadir jaamac ismaaciil iyo


14-Jaamac ismaaciil saalax iyo xaaskiisa xaliimo guuleed maxamuud iyo


15-Iyo dad kaloo badan oo aan hada lakoobi Karin








 Waxay  dadkaasi tacsi u dirayaan qoyskii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday


Marxuum Cabdi Hiirad nuur oo ku geeriyooday dalka ingriiska maalintii  sabtidii


Bahda Ceerigaabonews.com Waxaanu lleenahay Samir iyo Iimaan Hakiisiiyo qoyskii iyo Qaraabadii uu ka Geeriyooday isagana ilaahay jano faduuso ha kawaraabiyo


 


Aamiin----------- Aamiin--------- Aamiin














Ahmed  Mohamud Mohamed


Ceerigaabo,Sanaag


dafle86@hotmail.com