TACSI 12 Apr 2010
Cabdi Ismaaciil Cismaan Hoori, Maryan Cumar Hoori,Iyo dhamaanba Qoyska reer Hoori waxaay tacsi u dirayaan qoyskii, eheladii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday marxuum SaalaxMahad Xaaji Warsame oo ku geeriyooday Degmada Ceerigaabo taariikhdu markaay aheeyd April 8th,2010.
Tacsi dirayaashu waxaay marxuumka eebe(Ilaahay) uga baryayaan inuu janadii ka waraabiyo qoyskii uu ka tegeyna samir iyo iimaan ka siiyo.
AAMIIN , AAMIIN
|